Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Ku Qaabilay Boqolaal Taageerayaal Ah Oo Ku Soo Biiray Xisbiga

Hargeysa(Hargeysa)-Xisbiga mucaaraddka ah ee WADDANI ayaa maanta munaasibad boqran ku qaabiley taageerayaal kasoo jeeda Koonfurta magaalada Hargeysa oo kusoo biiray xisbiga.