Xukuumadda Oo Ka Hadashay Safar Muuse Biixi Iyo Cirro Ku Tageen Itoobiya

Hargeysa, (Ogaal)-Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay ujeedada safarka ay dalka Itoobiya ku tageen murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran ee Somaliland.