Taliyihii Ciidanka Dab-damiska Gobolka Togdheer Oo Iska Casilay Xilkii Uu Hayay

Hargeysa(Aftahannews)-Talihii ciidanka dab-damiska gobolka Togdheer ayaa shaaca ka qaaday inuu gabi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo,waxaana uu si adag uga hadlay sababaha kalifay inuu is casilo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka