Khasaare Ka Dhashay Shil Baabuur Oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Burco

Hargeysa(Aftahannews)-Shil baabuur oo ka dhacay gudaha magaalada Burco ayaa waxa uu sababay khasaaraha laba qof oo dhaawaca.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka