Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Soo Saaray Amaro Cusub Fariin Adag U Direy Saddexda Xisbi Qaran

Hargeysa(Aftahannews)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa fariin adag iyo digniino u direy saddexda xisbi Qaran iyo bulshada Somaliland,waxaana ay ka hadleen dhacdo lagu waxyeeleeyey sarkaal ka tirsan xisbiga WADDANI.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka