Waftigii Murrashax Muuse Biixi Ee Safarka ugu Maqnaa Dalka Itoobiya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Filed under: Wararka |

Hargeysa(Aftahannews)-Waftigii murrashaxa madaxwayne ee xisbiga KULMIYE ee safarka ugu maqnaa dalka Itoobiya ayaa dalka dib ugu soo laabtay,waxaana ay ka warbixiyeen ujeedada safarkooda iyo waliba kulamo ay la qaateen madaxda dala Itoobiya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Share Button

You must be logged in to post a comment Login