Fannaanadda Idil Barkhad oo Soo Saartay Muuqaal Shidan iyo Hees Cusub (Beerlaxawsi) 2017

FANNAANADDA IDIL BARKHAD BEERLAXAWSI HEES CUSUB IYO MUUQAAL CUSUB 2017

Aftahannews.com :- Fannaanadda Idil Barkhad, ayaa soo saartay Muuqaal cusub oo qurux badan iyo Hees Cusub, waxaana Heesta Hal-ku-dheggeedu yahay; “Beerlaxawsi”.

FANNAANADDA IDIL BARKHAD BEERLAXAWSI HEES CUSUB IYO MUUQAAL CUSUB 2017

Heesta Cusub iyo Fiidyoowga Cusub ee Cajiibka ah ee ay Fannaanadda Idil Barkhad Soo Saartay Bishan aynu ku jirno ee September sannadkan 2017-ka, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa si aad uga wada bogataan, Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somalilnad.