Daawo Sawirrada Bilicda Koobsaday ee Dufcadda 14-aad ee Ka Qalin-jebisay Jaamacadda Hargeysa & Madaxda Ka Qaybgashay

DUFCADDA 14-AAD EE KA QALINJEBISAY JAAMACADDA HARGEYSA 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Sawirrada Bilicda leh ee Ardayda Dufcadda 14-aad ee ka Qalin-jebisay Jaamacadda Hargeysa University ee magaalada Hargeysa Maanta, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Sawirrada ama Aftahannews Pictures. Waxaanad Sawir kasta oo aad rabto isaga oo dhammaystiran aragto kilig-garaynaysaa Dushiisa, si uu kuugu muuqdo isagoo dhammaystiran, ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

DUFCADDA 14-AAD EE KA QALINJEBISAY JAAMACADDA HARGEYSA 2017

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.