Hambalyo Meher Farxad Leh: Khadar Maxamed Muuse (Waqal) iyo Maryan Dayib Jaamac

HAMBALYO KHADAR WAQAL IYO MARYEN DAYIB 08 SEPTEMBER 2017.jpg

Khadar Iid Kaariye, Cabbdifataax Ismaaciil Mursal, Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Cabdi Cismaan Almis, Cabdicasiis Cali Nuur, Liibaan Axmed Cabdillaahi, Idiris Caaqil Muuse, Idiris Cabdiqaadir, Guuleed Xasan Maxamed, Mustafe Saleebaan, Siciid Axmed Cumar, Mustafe Tahar, Dhammaan Asxaabtaas iyo Axsaab kale oo tiro badan oo Daafaha Caalamka kala joogaa waxay Hambalyo u dirayaan;

HAMBALYO KHADAR WAQAL IYO MARYEN DAYIB 08 SEPTEMBER 2017.jpg

Khadar Maxamed Musa (WAQAL)

iyo

Maryan Dayib Jaamac

Oo Khamiistii Dorraad Meherkoodu ka dhacay magaalada Borama, waxa ay ugu ducaynayaan Lammaanaha ducadii Rasuulka (NNKHA). Baarakallahu laka Wabaaraka Calayka, Wajamaca Baynakumaa Bikheyr Aw Fikheyr. Aammiin….Aammiin….Aammiin… Allaah ha aqbalo.