Heesta Dawo Caafimaad Shugri Ladan iyo Mubaarik Daacad Live Shaw 2017 – Daawo

SHUGRI LADAN IYO MUBAARAK DAACAD HEESTA DAWO CAAFIMAAD LIVE SHAW IN HOLLAND 2017

Rotterdam(AFNS):-  Boggeenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinta Aftahannews, waxaannu idinkula wadaagaynaa Heesta Dawo Caafimaad oo ay Ciidal-adaxda 2017 Shaw la buuxo ka wada qaadayaan Shugri Ladan iyo Mubaarik Daacad, kaas oo lagu qabtay magaalada Rotterdam ee waddanka Holland ama Netherland.

SHUGRI LADAN IYO MUBAARAK DAACAD HEESTA DAWO CAAFIMAAD LIVE SHAW IN HOLLAND 2017

Heeskaas oo ay hore u wada qaadi jireen Fannaaniinta caanka ah ee Xasan Aadan Samatar iyo Sahra-Dawo. Hase-yeeshee, ay soo cusboonaysiiyeen, isla markaana dib u soo wada qaadeen Fannaaniinta Shugri-Ladan iyo Mubaarik-Daacad oo wada qaadaya, Dadkuna ku Ciyaarayaan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.