Bandhigga Ciidal-Adxa 2017 ee Horn Cable TV, Hooballada Ku Kulmay iyo Heeso Macaan – Daawo

FANNAANIINTA KU KULMAY BARNAAMIJKA CIIDAL-ADXA 2017 EE HORN CABLE TV IYO HEESO MACAAN AFTAHANNEWS

Hargeysa(Aftahannews):- Barnaamijka Cawayska Ciidda ee Hooballada iyo Horn Cable TV oo ay ku kulmeen Fannaaniin isugu jira kuwii hore, kuwii dhexe iyo kuwo cusub, kuna soo bandhigeen Heeso macaan oo kala duwan, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews.com.

FANNAANIINTA KU KULMAY BARNAAMIJKA CIIDAL-ADXA 2017 EE HORN CABLE TV IYO HEESO MACAAN AFTAHANNEWS

 

Barnaamijkan oo Fannaaniinta ku kulmay ay ka mid yihiin Maxamed Cali Burco, Karroone, Ismaaciil Dul-cad, Igraan Jaamac, Ubax Fahmo, Kashbac, Fannaanadda Reer Jigjiga ee Xiis iyo weliba Fannaaniin kale, waxa daaddihinaysa Weriye Fihima, waxaanannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.