“Somaliland waa Nala Ictiraafayaa ku hungawday, Annaguna Xamar ..” Prof. Galaydh – Waraysi Xiiso leh

CALI KHALIIF GALAYDH 02 SEPTEMBER 2017 IN HARGEISA SOMALILAND

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inay Khaatumo Xamar ku soo hungawday, Somaliland-na Ictiraafka ay Beesha Caalamka ka raadinaysay ku soo hungawday, isla markaana ay xal ama dan u arkeen inay iyagu wax wada qabsadaan oo isu yimaaddaan oo danahooda ka tashadaan.

CALI KHALIIF GALAYDH 02 SEPTEMBER 2017 IN HARGEISA SOMALILAND

Cali Khaliif Galaydh oo wakhtigan ku sugan magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa Waraysi uu la yeeshay Weriye Faysal Maxamed Cabdi (Fadhfadhle) oo Daaddihiye iyo Soosaare-ba ka ah Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga oo ka baxa Universal TV. Waxa uu kaga warramay Waraysigaas Prof: Galaydh aqoonta ay Madaxweyne Siilaanyo iyo meelaha ay ka soo wada shaqeeyeen iyo qodobbo kale.

Waraysigaas Cali Khaliif Galaydh Hargeysa lagula yeeshay iyo guud ahaanba arrimaha kala duwan ee wadahadallada Somaliland u socda, siyaasadda Puntland, Federaalka Soomaaliya iyo qodobbo kale-ba kaga hadlay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.