Xildhibaanno Ka Hadlay Ciidamo La Dul-dhigay Golaha Wakiillada Iyo Murankii Doorashadda Oo Mugdi Galay

Hargeysa, (Ogaal)-Xildhibaanoka tirsan golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah xildhibaanadii u codeeyey murrashax Cabdiraxmaan Talyane ayaa ka hadlay ciidamo la wareegay xarunta golaha wakiilada Somaliland,waxaana ay xildhibaanadani fariin u direen madaxwayne Siilaanyo,