Xildhibaanno Ka Digay Shirqool ay Sheegeen in Berri Xukuumadda iyo Baashe Golaha Wakiillada Ku Afduubayaan

XILDHIBAANNADII TALYANLE U CODEEYEY OO KA DIGAY AFDUUB XUKUUMADDU LA MAAGGANTAY GOLAHA WAKIILLADA 19 AUGUST 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee u codeeyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle doorashadii ay Baashe Maxamed Faarax ugu tartameen jagada Guddoomiyennimada Golahaas lixdii bishan, ayaa Caawaysinkii dambe ee caawa Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Hargeysa kaga digay in Golahaas oo Axadda Berri ay Xoog iyo Ciidan ku furtaan Garabka Baashe, iyaga oo Garabkaasi Guddi uu soo xulay ku eedeeyey inay diideen in wax wadahadal ahi dhex-maro oo ay Kulmaan Guddiga Garabka Talyanle.

XILDHIBAANNADII TALYANLE U CODEEYEY OO KA DIGAY AFDUUB XUKUUMADDU LA MAAGGANTAY GOLAHA WAKIILLADA 19 AUGUST 2017

 

Waxaannu Xildhibaannadaa Shirka Jaraa’id qabtay iyo waxa ay ka hadleen iyo Digniinaha ay direenba Hadalkooda idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.