Hambalyo Meher Farxad Leh: Cabdifataax Ismaaciil Mursal iyo Farduus Xaashi Cumar Gacaliyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax

CABDIFATAAX ISMAACIIL MURSAL IYO FARDUUS XAASHI CUMAR 17 AGUST 2017

Hooyo Rooda Xuseen Aadan, Aabbo Ismaaciil Mursal Aadan iyo Carruurtiisa, Awoowo Xuseen Aadan Guuleed, Ayeeyo Jinaw Xirsi Aw Cabdillaahi, Ayeeyo Canab Aadan Guuleed, Ayeeyo Aamina Warsame, Walaalo Xasna Ibraahin Cabdi iyo Carruurteeda, Walaalo Warda Xasan Nuur, Walaalo Farax Ismaaciil Haybe, Odaygeeda iyo Carruurtooda,

CABDIFATAAX ISMAACIIL MURSAL IYO FARDUUS XAASHI CUMAR 17 AGUST 2017

Habo Ayaan Xasan Aadan, Habo Hibo Xasan Aadan iyo Odaygeeda, Habo Nimco Xasan Aadan, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Xamda Xasan Aadan, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Farax Cabdi Samatar, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Eddo Sahro Muumin Aadan iyo Carruurteeda, Adeero Nuur Mursal Aadan iyo Carruurtiisa, Eddo Khadiija Mursal Aadan iyo Carruurteeda, Habo Najma Yuusuf Cumar, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Khadar Jiciir, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Faadumo Jiic, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Saynab Jiciir, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Farax Jiciir, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Habo Nimco Jiciir, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Walaalo Kawsar Xaashi Cumar, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Walaalo Sahra Xaashi Cumar, Odaygeeda iyo Carruurtooda, Walaalo Cabdillaahi Xaashi Cumar iyo Xaaskiisa, Walaalo Maxamed Xaashi Cumar iyo Inantiisa, Walaalo Caasha Xaashi Cumar, Walaalo Mukhtaar Xaashi Cumar. Dhammaan Qoysaskan iyo Eheladan oo ku kala nool dacallada Dunida iyo Qoysas kale oo badani, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan;

Tifaftiraha guud ee Aftahannews.com Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Iyo

Marwadiisa Farduus Xaashi Cumar

Oo Meherkoodu Khamiistii oo ay Taariikhdu ahayd 17-ka bisha August sannadkan 2017-ka, ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Waxay dhammaan Akhyaartani leeyihiin, Allaah ha idinka dhigo Lammaanihii isku raaga ee Guri-galkooda ku gaadha, Bashbash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Noqda Qoyskii lagu nastee lagu negaado, wada-jiree nabadgala. Aammiin……… Aammiin…..Aammiin.. Allaah ha aqbalo.