Meher Wacan

Maxamed Ciise Jaamac (Shabeel), Maxamed Axmed Faarax (Ilkacase), Axmed Maxamed Cismaan, Axmed Daa’uud Cismaan, Maxamuud Jaamac Dirir (Salgaado), Axmed Cali Yuusuf, Najiib Maxamed Aadan, Ismaaciil Cabdi Sheekh, Naasir Siciid Muumin, Farxaan Cabdi Sooraan, Maxamed Cabdi Jaamac, Naasir Aw-daahir Khaliif, Iid Cabdi Siciid, Maxamed Xuseen (Shimbir), Maxamed Xasan Aadan (Aboo), Faysal  Ibraahim Aadan, Cabdiwahaab Daahir, Deeq Xasan Axmed, Khaliif Daahir Khaliif, Gacal Cali Maxamed, Maxamed Cali Maxamed, Maslax Cabdillaahi Jaamac.

Dhammaan Dadkaasi waxay Hambalyo Meher U Dirayaan

Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Iyo Farduus Xaashi Cumar

Oo Meherkoodu ka dhacay Magaaladda Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda lammaanihii aqal-galkooda ku gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo.

Meher Wacan

 

Muuse Faarax Jaambiir, Khadar Jaamac Dirir, Khadar Iid Kaariye, Barkhad Maxamuud Kaariye, Maxamuud Cali Maxamed, Siciid Maxamed Askar, Xasan Cumar Xasan, Samiir Maxamed Cismaan, Istareex Cabdillaahi, Cabdifataax Ismaaciil Caarshe, Asad Nuur. Saleebaan Cabdi Cali.

Dhammaan Dadkaasi waxay Hambalyo Meher U Dirayaan

 Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Iyo Farduus Xaashi Cumar

Oo Meherkoodu ka dhacay Magaaladda Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda lammaanihii aqal-galkooda ku gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo.

Meher Wacan

Xasan Maxamed Yuusuf, Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Cali Axmed Cawaale (Caana-dhame), Kayse Faarax Yuusuf, Cabdicasiis Cali Nuur, Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare), Khadar Iid Kaariye, Caydaruus Sheekh Cumar Geedde, Khadar Maxamed Cakulle, Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale), Cabdiraxmaan Xasan Cabdi, Siciid Cawil Axmed, Khaalid Sacad Muuse, Muuse Faarax Jaambiir, Saleebaan Ibraahin Xaashi, Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma), Ismaaciil Maxamed Cakulle, Faysal Xiis Weerar (Afgaab), Cumar Maxamed Faarax, Cabdiqaadir Aadan Carab, Maxamed Saleebaan Cumar, Cali Xasan Sugulle, Xasan Maal Dhidar, Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen, Axmed Maxamed Saleebaan, Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale) Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo), Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay), Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre), Cabdirashiid Cali Sheekh, Maxamed Cabdi Cumar (Cirro), Kayse Axmed Digaale, Khadar Macallin Deeq, Sahra Ciidle Nuur, Sagal Mustafe Xasan, Safiya Cali Yuusuf, Xayaad Maxamed Cabdillaahi, Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed, Yuusuf Maxamed Ismaaciil, Nimco Cabdiwahaab Shirdoon, Cabdicasiis Caydiid Yemeni, Cabdiqaadir Aadan Carab,

Dhammaan Suxufiyiintaas iyo Suxufiyiin kale oo tiro badan iyo weliba Bahda Fanka Somaliland, Masuuliyiinta Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta iyo guud ahaan Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan oo u dirayaan;

Cabdifataax Ismaaciil Mursal Iyo Farduus Xaashi Cumar

Oo Meherkoodu ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Waxay dhammaan Akhyaartani leeyihiin, Allaah ha idinka dhigo Lammaanihii isku raaga ee Guri-galkooda ku gaadha, Bashbash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Noqda Qoyskii lagu nastee lagu negaado, wada-jiree nabadgala.

Aammiin……… Aammiin…..Aammiin.. Allaah ha aqbalo.