Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shaaciyay Liiska Magacyada Tartamayaasha Gudoomiye Ku-xigeenka

Hargeysa(Aftahannews)-Xoghayaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa shaaciyay maanta magacyada xildhibaanada u tartamaya jagada gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland.