Daawo Shugri Ladan oo Soo Saartay Muuqaalka Heesta Cusub ee “Dhaayaha Aragga” Dhuux, Erayada Wacan Muuse

SHUGRI LADAN HEES CUSUB (DHUUXAYGA ADAA DEGEE MIYAANAD I DHAADDANAYN) ERAYADA WACAN MUUSE 2017

Dubai(AFNS):- Fannaanadda Shugri Ladan, ayaa soo saartay Hees cusub oo Hal-ku-dheggeedu yahay; ‘Dhaayihii Araggayga’ taasoo ay curisay Abwaan Wacan Musue Xasan, ayaa xambaarsan Qiso Jacayl iyo Caqabo laba Qof soo kala dhex-galay oo mid ahaan tilmaan iyo Tusaale u ah, midna xaaladdiisa kaga warramayo.

SHUGRI LADAN HEES CUSUB (DHUUXAYGA ADAA DEGEE MIYAANAD I DHAADDANAYN) ERAYADA WACAN MUUSE 2017

Heestaas waxaa Laxanka ku Ladhay Laxamaystaha caanka ah ee Maxamed Cali Taabit, Muusiga waxa raaciyey Cabdi Abiib (Cabdi-yare), Duubista Muuqaalka Qurxoon, waxa duubay ama soo saaray Holland Studio, waxaanannu Muuqaalka Heestaas iyo Nuxurkeeda-ba iyada oo Fannaanaddu ku luuqaynaysa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.