VOA & Fannaaniinta Xiddigaha Geeska, Bandhigga Heesaha Cusub iyo Weriye Sagal July 2017 – Daawo

Filed under: Suugaanta & Dhaqanka,Wararka |

Hargeysa(AFNS):- Qaybteenna Dhaqanka, Fanka iyo Suugaanta ee Aftahannews.com, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij-Faneed Gaar ah iyo Heeso Cusub, kaas oo ay Weriyaha Hargeysa u joogta Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA Sagal Mustafe Xasan Nuur ku soo bandhigayso Heeso Cusub oo kala duwan oo ay Fannaaniinta Xiddigaha Geeska Xubno ka tirsan oo gaar loo soo xulay ku luuqaynayaan.

FANNIINTA XIDDIGAHA GEESKA IYO BARNAAMIJKA VOA WERIYE SAGAL IYO SHAN FANNAAN HEESO CUSUB 2017

Barnaamijkaas Weriye Sagal ka diyaarisay Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee Fadhigoodu Hargeysa yahay, Heesaha kala duwan ee ay ku soo bandhigeen waxaannu isaga oo Barnaamijkaasi dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.

Share Button

You must be logged in to post a comment Login