“M. Siyaad Barre oo aan Dal Xukumin oo Nooloow laga daba-qaadayn ayaan Sannad la soo shaqeeyey..” Cali Kh. Galaydh

CALI KHALIIF GALAYDH

Hargeysa(Aftahannews):- “Maxamed Siyaad Barre oo aan Dal Xukumn oo Nooloow laga daba-qaadayn ayaan Sannad la soo shaqeeyey..” Sidaa waxa yidhi Hoggaamiyaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Sheekooyin Taariikhi ah kaga sheekeeyey Barnaamijka Xusuus-reeb ee uu Daaddihiyo Suxufiga Ruug-caddaaga ah ee Maxamuud Cabdi Cali Ducaale oo ka tirsan Horn Cable TV.

CALI KHALIIF GALAYDH
CALI KHALIIF GALAYDH

Qaybta Labaad ee Barnaamijkaas Taariikhda badan Xambaarsan Muuqaalkan Hoose ka Daawo:-


Qaybta koowaad ee Barnaamijkan halkan hoose ka Daawo:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.