Nairobi(AFNS):- Fannaanka Nimcaan Hillaac iyo Egland Shaw Heesta Macaan ee Baydhabo iyo Barnaamijka Ciidal-Fidriga oo lagaga duubay Xarunta RTN TV ee magaalada Naribo dabayaaqada Bishii June ee Sannadkan 2017-ka, ayaan idiinku soo gudbinaynaa qaybteenna Suugaanta iyo Dhaqanka ee Aftahannews.
Daawasho Wacan oo Wanaagsan Muuqaalkan Hoose:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.