Nagiib Wadna-kaabe Hees Cusub iyo Muuqaal Cusub iyo Jilista Samsam Sharaf 2017

Berbera(AFNS):- Fannaanka Nagiib Wadna-kaabe, ayaa soo saaray Hees cusub iyo Muuqaal cusub oo uu ku farayaraystay Eng. Siciid Maahir (Maahir Studio), taas oo uu Fannaanka kaga duubay Xeebta magaalada Berbera bishii June 2017-ka, isla markaana soo baxday isla bishaa Ciidal-Fidrigii oo ay si qurux badan ula jilayso Fannaanadda Samsam-Sharaf, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews.com.

Heestaas oo ka mid noqonaysa Heesaha Macaan ee waayadan dambe aadka ay u xiiseeyaan, uguna Ciyaaraan Dhalinyaradu, ayaannu iyadoo dhammaystiran si aad uga bogataan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.