Axmed-Zaki & Wacdaraha Heesta Cusub ee Burco, Erayada Wacan Muuse 2017 – Daawo

AXMED-ZAKI, SAGAL MUSTAFE IYO GABADH KULA CIYAARTAY HEESTA BURCO HAWRAAR 2017 CIIDAL-FIDRI ERAYADA WACAN MUUSE

Hargeysa(AFNS):- Waxaan qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinta Aftahannews.com idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo uu Qaaday Fannaanka Axmed-Zaki Maxamuud, Heestaas oo ah Heew Waddani ah oo Hal-ku-dheggeedu yahay; ‘Burco’, isla markaana lagaga hadlayo Taariikhda Burco, bilicda iyo doorka ay nabadda, dhismaha Qaranka iyo Hoggaamiyeyaasha Somalilandba ku leedahay.

AXMED-ZAKI, SAGAL MUSTAFE IYO GABADH KULA CIYAARTAY HEESTA BURCO HAWRAAR 2017 CIIDAL-FIDRI ERAYADA WACAN MUUSE
AXMED-ZAKI, SAGAL MUSTAFE IYO GABADH KULA CIYAARTAY HEESTA BURCO HAWRAAR 2017 CIIDAL-FIDRI ERAYADA WACAN MUUSE

Heestaas oo ah Hees Waddani ah oo Macaan ama idin soo jiidan doonta, waxaa Curisay Abwaan Wacan Muuse Xasan, Laxanka waxa ku ladhay Guuleed Simba, Musikada waxaa raaciyey Ariido, waxa uu Fannaan Axmed-Zaki heestaa ku soo bandhigay Barnaamijyo uu Ciiddii Soon-fur ee 2017 Hargeysa ugu duubay Warbaahin kala duwan. Waxaan Heestaas idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalladan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.