Barnaamijka ‘Waynu Abuuri Karnaa Nolol’ Soo-saare Nafiisa Maxamed Xuseen iyo Dhibaatada Sicir-bararka – Daawo

Hargeysa(Aftahannews):- Weriye Nafiisa Maxamed Xuseen oo ah Suxufiyad wakhtigan ka hawlgasha Telefeshinka Saab Xaruntiisa Hareysa, ayaa Barnaamij gaar ah ka diyaarisay saamaynta Sicir-bararka iyo Qiimaha Sarrifka Doollarka ee halkii ugu sarraysay ee uu abid gaadho Somaliland ka gaadhay, isla markaana Halka Doollar lagu sarrifayo Sagaal Kun oo Lacagta Somaliland ah iyo dheeraad, waxa sababa iyo xalka loo baahan yahay.

WERIYE NAFIISA IYO BERNAAMIJKA WAYNU ABUURI KARNAA NOLOL B1-AAD IYO SAAMAYNTA SICIR-BARARKA SOMALILAND 21 JUNE 2017
WERIYE NAFIISA IYO BERNAAMIJKA WAYNU ABUURI KARNAA NOLOL B1-AAD IYO SAAMAYNTA SICIR-BARARKA SOMALILAND 21 JUNE 2017

Haddaba, Barnaamijkaas ay Suxxufiyadda oo waraysanaysa Aqoonyahan aqoon u leh arrimaha dhaqaalaha, Sicir-bararka iyo waxa uu xalku noqonayo oo talo uu ka dhiibanayo, waxaannu isaga oo dhammaystiran Barnaamijkaas oo Magiciisu yahay; ‘Waynu Abuuri Karnaa Nolol’ idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.