Qasiido Cusub: Bishii Bilahoo Dhan: Erayada Abwaan Aadan Tarabbi iyo Codadka Fannaaniinta – Daawo

QASIIDO CUSUB IYO FANNAANIINTA HARGEYSA RAMADAAN 2017

Hargeysa(AFN):- Waxaannu qaybteenna Suugaanta iyo Dhaqanka idiinku soo gudbinaynaa Qasiido Cusub oo uu Curiyey Abwaanka caanka ah ee Aadan Tarabbi, taas oo uu ugu talogalay Bisha Barakaysan ee Ramadaan ee aynu hadda ku jirno.

QASIIDO CUSUB IYO FANNAANIINTA HARGEYSA RAMADAAN 2017
QASIIDO CUSUB IYO FANNAANIINTA HARGEYSA RAMADAAN 2017

Halku-dhegga Heestu waa; “Bishii Bilaha oo dhan”, Waxaana ku luuqaynaya Fannaaniin kala duwan oo ay ka mid yihiin Cabdifanax, Cabdiyare, Beer-waraabshe iyo Qamar-Suugaani, waxaanannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.