Qisada Daanyeerkii Khiyaamada Ninka Taajirka ah Kashifay! Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) Ka Sheekeeyay – Q:7aad

SHEEKH SICIID CALI AXMED JUNE 3 2017

Aftahannews.com// – Mararka qaarkood Qofka khiyaamada sameeya waxa laga kashifaa meel aanu filayn. Qisada maanta ee Barnaamijka Qisooyinka uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay, waxaan ku soo qaadanaynaa Qisada 7-aad Nin Taajir ahaa oo Dadka khiyaamayn jiray oo uu Daayeerkiisii kashifay.

SHEEKH SICIID CALI AXMED JUNE 3 2017
SHEEKH SICIID CALI AXMED JUNE 3 2017

Sheekh Siciid Cali Axmed oo Barnaamijkan innoo soo diyaariya innoona soo jeediya Ramadaanta, ayaa Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay innoo soo koobaya; (Qisada 7aad), waxaanan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee ka faa’iidaysi habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.