Qisada Nebigii Boqortooyada Qudhaanjada Gubay (CS)! Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) Ka Sheekeeyay – Q:5-aad

SHEEKH SICIID CALI AXMED 2017

Aftahannews.com// – Barnaamijka maanta ee Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay- Qisada Shanaad ee taxaneheennan, waxaan ku soo qaadan doonnaa; Nebi Nebiyada Illaahay ka mid ahaa oo Boqortooyo Qudhaanjo ah Guryaheedii gubay. Sababtu maxay ahayd? Muxuuse Allaah ka yidhi arrinkaas?

SHEEKH SICIID CALI AXMED 2017
SHEEKH SICIID CALI AXMED 2017

Sheekh Siciid Cali Axmed oo Barnaamijkan innoo soo diyaariya innoona soo jeediya Ramadaanta, ayaa Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay innoo soo koobaya; (Qisada 5-aad), waxaanan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee ka faa’iidaysi habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.