Qisada Geeridii Nebi Daa’uud (CS) – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) Ka Sheekeeyay – Q:4-aad

SHEEKH SICIID CALI AXMED

Aftahannews.com// – Geeridu waa Xaq, waana xaqiiq Qof kasta sugaysa. Barnaamijkan oo ah kii afraad ee barnaamijyadii aan u bixinay Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay, waxaan ku eegaynaa Qiso kale oo uu Nebigu (CSW) innooga sheekeeyay oo ku saabsan sidii kediska ahayd ee uu Malagga Naftu ugu yimid Nebi Daa’uud.

SHEEKH SICIID CALI AXMED
SHEEKH SICIID CALI AXMED

Sheekh Siciid Cali Axmed oo Barnaamijkan innoo soo diyaariya innoona soo jeediya Ramadaanta, ayaa Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay innoo soo koobaya; (Qisada 4aad), waxaanan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee ka faa’iidaysi habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.