Qisada Islaantii Nebi Muuse Ku Shardiday inay Jannada la gasho – Qisooyin Nebi Muxamed Ka Sheekeeyey – Q:3-aad

SHEEKH SICIID CALI AXMED

Aftahannews.com// – Nebigu (CSW) waxa uu innooga Sheekeeyay Sheeko Cajiib ah oo dhacday Waqtigii Nebi Muuse (CS). Waa Sheeko Islaan noolayd waqtigii Nebi Muse (CS). Waxa ay Hooyadani Shardi ku xidhay Nebi Muuse in ay Jannada u raacdo. Qisadeeda ayaynu ku soo qaadanaynaa Barnaamijka saddexaad ee Barmaamijada taxanaha ah ee Bishan Barakaysan ee Ramadaan aynu ugu talo-galnay.

SHEEKH SICIID CALI AXMED
SHEEKH SICIID CALI AXMED

Sheekh Siciid Cali Axmed oo Barnaamijkan innoo soo diyaariya innoona soo jeediya Ramadaanta, ayaa Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay innoo soo koobaya (3) – Qisada Islaantii Nebi Muuse ku Shardiday in ay Jannada la gasho, waxaanan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee ka faa’iidaysi habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.