Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan & Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab – Daawo Casharka 2-aad

Axkaamta Soonka Bisha Barakaysan ee Ramadaan & Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab – Daawo Casharka 1-aad

Hargeysa(Aftahannews):- Axkaamta Bisha Barakaysan ee Ramadaan ee Diiniga ah, Fadliga iyo Fadaa’isha iyo Shuruudaha Qofka Saa’imka ah ama Soomman looga baahan yahay Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo aannu si taxane ah idiinku soo gudbin doonno haddii Illaahay raalli ka noqdo inta aynu ku gada-jirno Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Maanta koow ahayd. Allaah Ajar iyo Xasanaad haka siiyee waxaa si taxane ah innoogu soo gudbin doona Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab.

Axkaamta Soonka Bisha Barakaysan ee Ramadaan & Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab – Daawo Casharka 1-aad
Axkaamta Soonka Bisha Barakaysan ee Ramadaan & Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab – Daawo Casharka 2-aad

Casharka Koowaad ee Axkaamta Ramadaanka ee uu innoo daaddihinayo Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose oo aad kaga bogan kartaan, ee Daawasho wacan oo wanaagsan iyo ka faa’iidaysi Habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.