“Wixii Laga Dagaallamay Dib Baa loo Sameeyaa!” Gabay ka hadlaya Maamul-xumada oo uu Tiriyey Kayd M. Cabdalla

Aftahannews.com/ Abwaan Kayd Maxamed Cabdalle, ayaa markii uu arkay Maamul-xumada Somaliland ka taagan, Tacaddiyada Awoodaha dawladda Shacabka loogu geysto, Heerka Qabyaaladda iyo Ninka Dhaqaalaha haystaa uga faa’iidaystaan nidaamka jira, waxa uu tiryey Gabay la baxay ama la yidhaahdo; ‘Wixii laga dagaallamay Dib baa loo sameeyaa, maxaa loo dagaallamay?’.

Gabaygaas oo uu kaga hadlayo wixii laga dhiidhiyey ee Shacabka Somaliland ka dagaallamay wakhtigii dawladdii Millateriga ahayd ee Soomaaliya jirtay, himilada iyo higsiga ay qabeen iyo waxa maanta ka socda dalka Somaliland iyo jidka loo baahnaa in ummadda lagu hago, balse laga leexday, waxaanu Gabaygaasi Abwaaku ku yidhi sidan aannu idiinku soo gudbinayno Muuqaal-dhegaysigan hoose ee ka bogasho wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.