Daawo Wasiir Maxamuud Xaashi oo Kashifay Fadeexad Isaga iyo Qoyska Madaxweynaha Dul-hoganaysa

MADAXWEYNE SIILAANYO IYO GUDDOOMIYAHA HAY'ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA SOMALILAND 2017
MADAXWEYNE SIILAANYO IYO GUDDOOMIYAHA HAY'ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA SOMALILAND 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa markii u horreysay kashifay Fadeexad dul-hoganaysa isaga laftiisa iyo Madaxweynihii Shacabku doortay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu si rasmi ah u shaaciyey in uu isagu isticmaalo Awooddii Madaxweynaha loo igmaday ee Dastuuriga ahayd.

MADAXWEYNE SIILAANYO IYO GUDDOOMIYAHA HAY'ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA SOMALILAND 2017
MADAXWEYNE SIILAANYO IYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA SOMALILAND 2017

Haddaba, Muuqaalkan Hoose Kaga Bogo Warbixinta iyo Xogta jirta ee uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland kashifay:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.