Daawo Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Kaadhka Codbixinta, Gurmadka Abaarta & doorashada Madaxtooyada

MADAXWEYNAHA SOMALILAND AXMED-SIILAANYO OO KA HADLAY KAADH-QAYBINTA IYO GURMADKA ABAARAHA 27 APRIL 2017

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in Hawsha qaybinta Kaadhadhka Cod-bixinta doorashada ee Maanta oo Khamiis ahayd ka bilaabmay gobollada Awdal, Saaxil iyo 12 goobood-diiwaangelineed oo ka tirsan Dhulka Xeebaha ah ee gobolka Sanaag iyo hawsha Gurmadka Dadka Abaaruhu tabaaleeyeen.

MADAXWEYNAHA SOMALILAND AXMED-SIILAANYO OO KA HADLAY KAADH-QAYBINTA IYO GURMADKA ABAARAHA 27 APRIL 2017
MADAXWEYNAHA SOMALILAND AXMED-SIILAANYO OO KA HADLAY KAADH-QAYBINTA IYO GURMADKA ABAARAHA 27 APRIL 2017

Waxa uu Madaxweynuhu ka hadlay hawsha Kaadh-qaybinta ee Maanta ka bilaabantay labadaas gobol ee Saaxil, Awdal iyo Xeebaha Sanaag, isla markaana waxa uu sheegay inay tahay horumar iyo guul Somaliland u qaadday dhinaca geeddi-socodka dimuquraadiyadda iyo hannaanka doorashooyin Xor ah oo ka hirgala dalka Somaliland mustaqbalka dhaw.

Haddaba, Madaxweynaha Somaliland Axmed-Siilaanyo oo arrimahaas ka hadlaya, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Farriimihiisa Muuqaalkan Hoose oo aad kaga bogan kartaan ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.