Dhammaan Suxufiyiintani Waxay Hambalyo u Dirayaan Suxufi/Abwaan Cabdiweli Saxardiid & Marwadiisa Xamda Cabdi

CABDIWELI SAXARDIID XIRSI IYO MARWADIISA XAMDA CABDI DIIRYE HAMBALYO MEHER APRIL 20 2017

Dhammaan Suxufiyiintani Waxay Hambalyo u Dirayaan Suxufi/Abwaan Cabdiweli Saxardiid iyo Marwadiisa Xamda Cabdi – Hoos ka akhri Magacyada Xubnaha Hambalyada diraya;

CABDIWELI SAXARDIID XIRSI IYO MARWADIISA XAMDA CABDI DIIRYE HAMBALYO MEHER APRIL 20 2017
CABDIWELI SAXARDIID XIRSI IYO MARWADIISA XAMDA CABDI DIIRYE HAMBALYO MEHER APRIL 20 2017

Xasan Maxamed Yuusuf

Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Cali Axmed Cawaale (Caana-dhame)

Kayse Faarax Yuusuf

Cabdicasiis Cali Nuur

Siciid Xagaa Afrax

Mahad Jaamac Koronto,

Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare)

Khadar Iid Kaariye,

Caydaruus Sheekh Cumar Geedde

Khadar Maxamed Cakulle,

Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale),

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

Siciid Cawil Axmed,

Khaalid Sacad Muuse

Muuse Faarax Jaambiir,

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

Ismaaciil Maxamed Cakulle

Maxamed Cabdalle,

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

Cumar Maxamed Faarax

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

Maxamed Saleebaan Cumar,

Cali Xasan Sugulle,

Xasan Maal Dhidar,

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

Axmed Maxamed Saleebaan,

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),

Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre),

Cabdirashiid Cali Sheekh

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

Kayse Axmed Digaale,

Khadar Macallin Deeq

Sahra Ciidle Nuur,

Sagal Mustafe Xasan

Safiya Cali Yuusuf,

Xayaad Maxamed Cabdillaahi

Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed,

Yuusuf Maxamed Ismaaciil,

Nimco Cabdiwahaab Shirdoon

Cabdicasiis Caydiid Yemeni,

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Dhammaan Suxufiyiintaas iyo Suxufiyiin kale oo tiro badan iyo weliba Bahda Fanka Somaliland, Masuuliyiinta Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta iyo guud ahaan Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan oo u dirayaan;

Suxufi/Abwaan Cabdiweli Saxardiid Aw-Xirsi

Iyo

Xamda Cabdi Diiriye

Oo Meherkoodu Khamiistii Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 20-ka bisha April sannadkan 2017-ka, ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Waxay dhammaan Akhyaartani leeyihiin, Allaah ha idinka dhigo Lammaanihii isku raaga ee Guri-galkooda ku gaadha, Bashbash, Barwaaqo, Farxad iyo Raynrayn, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Noqda Qoyskii lagu nastee lagu negaado, wada-jiree nabadgala. Aammiin……… Aammiin…..Aammiin.. Allaah ha aqbalo.