Hooyo Kaltuum, Aabbe Cali, Mocooyo Saciida, Habo Juweeriya, Walaasheed Khadiira iyo Odaygeeda Cali iyo Carruurteeda, Walaalkeed Yoonis, Ramla, Saciida, Guddoon, Xamda, Kayse, dhammaan Dadkaas oo kala jooga Ingiriiska, Djibouti iyo Holland waxay Hanbalyo iyo Bogaadin u dirayaan;
Mahdi Cabdillaahi Cismaan
iyo
Nimco Hoodo Cali Cabdi
Oo Arooskoodu 16/4/2017 ka dhacay dalka Canada, waxay leeyihiin Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri negi, noqda kuwii isku waara, Ubad khayr-qabana kala hela, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Aammiin………….. Aammiin……. Aammiin Insha ALLAAH.