Hambalyo Meher Farxad Leh: Maxamed Xaaji Xasan iyo Marwadiisa Fadxa Faarax Xirsi

HAMBALYO MEHERKA MAXAMED XAAJI XASAN IYO MARWADIISA FADXA FAARAX XIRSI 2017 APRIL 14

Kayse Faarax Yuusuf, Mustafe Sayid Axmed, Cabdirashiid Maxamed Xaashi, Axmed Faarax Yuusuf, Khadar Maxamed Cali (ilkacase), Ibraahin Cabdiqaadir Ibraahin (Eagle), Maxamed Cabdillaahi Yuusuf, Dr.  Maxamed Sayid Cabdiraxmaan, Dr. Cabdiraxmaan Xasan Axmed, Cawaale Xuseen Xasan, Mustafe Xasan Xaaji, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Mustafe Maxamed Cabdi (Jannaale), Abwaan Saleebaan Baashe Muuse, Abwaan Cabdi Xuseen Warsame, Abwaan Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Ruun Xaddi Sabban, Ismahaan Xaashi Mabsuud, Cabdiraxmaan Caydiid Cabdi (Oday), Cali Gacal Guuleed, guud ahaan Fannaaniinta Booliska Somaliland, Fannaaniinta Xiddigaha geeska iyo Fannaaniin badan oo kale oo dalal badan oo dunida ah ku kala nool.

HAMBALYO MEHERKA MAXAMED XAAJI XASAN IYO MARWADIISA FADXA FAARAX XIRSI 2017 APRIL 14
HAMBALYO MEHERKA MAXAMED XAAJI XASAN IYO MARWADIISA FADXA FAARAX XIRSI 2017 APRIL 14
HAMBALYO FARXAD LEH
HAMBALYO FARXAD LEH

Dhammaan Asxaabtaas iyo Asxaab badan oo kale, waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan oo u dirayaan;

Muusiishanka Caanka ah ee Maxamed Xaaji Xasan Maxamed

Iyo

Marwadiisa Fadxa Faarax Xirsi

Oo Meherkoodu ka qabsoomay magaalada Aw-Barre ee Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Khamiistii oo ay Taariikhdu ahayd 13-ka bisha 4-aad sannadkan 2017-ka, waxaanay leeyihiin noqda Lammaanihii isku waara, Ubad khayr qabana kala hela, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano. Aammiin…………. Aammiin……Aammiin. Allaah ha aqbalo.