Daawo Fannaanadda Aamina-Afriik Heesta Raaxayso Muuqaal Qurux Badan 2017

London(AFNS):- Waxaannu Qaybteenna Suugaanta iyo Dhaqanka ee Warbaahintan Aftahannews idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo ay Qaadayso Fannaanadda Aamina-Afriik, Taasoo Hal-ku-dheggeedu yahay; ‘Raaxayso Wiilyahaw, isla markaana Muuqaalkeeda Quruxda badan uu duubay Eng. Khadar Waqal Studio oo ku yaalla magaalada London ee waddanka Britain.

Heestaas oo Muuqaal ah, isla markaana ka turjumaysa dib-u-noqosho Jacayl iyo jawaab diidmo ah oo ay ku luuqaynaysa Fannaanadda Aamina-Afriik, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.