Dayax Dal-nuurshe, Sagal Mustafe & Egland Shaw Ciyaarta Dhexmartay Daawo

DAYAXDALNUURSHE SAGAL MUSTAFE IYO ENGLAND SHAW LIVE DANCE 2017 IN NAIROBI

Nairobi(AFNS):- Fannaanka Dayax Dalnuurshe, Weriye Sagal Mustafe iyo Weriye Egland Shaw oo Heesta Macaan ee Caadi ee uu Fannaanku qaado ku wada ciyaaraya Studio-yaha TV-ga RTNTV, gaar ahaan Xaruntiisa Nairobi, ayaannu Muuqaalkeeda idiinku soo gudbinaynaa Qaybteenna Suugaanta iyo Dhaqanka ee Warbaahinta Aftahannews.

DAYAXDALNUURSHE SAGAL MUSTAFE IYO ENGLAND SHAW LIVE DANCE 2017 IN NAIROBI
DAYAXDALNUURSHE SAGAL MUSTAFE IYO ENGLAND SHAW LIVE DANCE 2017 IN NAIROBI

Heestaas iyo Qoob-ka-ciyaarka Qurxoon ee Fannaanka iyo labada Weriye dhex-maray, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa oo kaga bogan kartaan, ka daawan kartaan amaba kala degi kartaan Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.