Hambalyo Dhalasho Farxad Badan Cabdikariin Muruq iyo Yurub Muuse oo Gabadhi ugu dhalatay Hargeysa

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH CABDIKARIIN MURUQ IYO YURUB SALEEBAAN OO GABADHI U DHALATAY 2017

Bahda Warbaahinta Aftahannews Maamul, Masuuliyiin, Weriyeyaal, Tifaftirayaal iyo guud ahaanba Hawladeennada kala duwan ee Aftahannews meelkasta oo ay dunida ka joogaan, waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Cabdikariin Maxamed Jaamac (Ina Muruq) iyo Marwadiisa Yurub Muuse Saleebaan oo Gabadhi ugu dhalatay magaalada Hargeysa Habeennimadii Sabtidu soo galaysay oo ay ay Taariikhdu ku beegnayd 7-dii bishan Jeeniwari sannadka 2017.

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH CABDIKARIIN MURUQ IYO YURUB SALEEBAAN OO GABADHI U DHALATAY 2017
HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH CABDIKARIIN MURUQ IYO YURUB SALEEBAAN OO GABADHI U DHALATAY 2017

Gabadhaas oo loo bixiyey Aamina Cabdikariin Muruq, waxaannu leenahay Aamina soo kor, soo barbaar oo Allaah hakaa dhigo Gabadhii Diinteeda, Dalkeeda, Dadkeeda iyo Nafteeda-ba anfaca ee la Higsado Insha Allaah. Aammiin………. Aammiin…. Aammiin.. Allaah ha aqbalo insha ALLAAH.

hambalyo-dhalasho-farxad-leh
hambalyo-dhalasho-farxad-leh