Jeesjeeska Yurub-Geenyo iyo Jilista Axmed-weli Furinle – Muuqaal Cusub 2017 Daawo

DAAWO JEESJEESKA YURUB GEENYO IYO JILISTA AXMED-WELI FURINLE NEW VEDIO 2017

Birmingham(AFNS):- Waxannnu qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinteennan Aftahannews idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal cusub oo laga duubay Fannaanadda Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi (Geenyo) iyo Muusiishanka Axmed-weli Ibraahin Maxamuud (Furinle) oo Musiga tumaya, Jilista ujeeddada Heestana si fiican u metalaya oo ay ku jeesjeesayso Yurub-geenyo.

DAAWO JEESJEESKA YURUB GEENYO IYO JILISTA AXMED-WELI FURINLE NEW VEDIO 2017
DAAWO JEESJEESKA YURUB GEENYO IYO JILISTA AXMED-WELI FURINLE NEW VEDIO 2017

Muuqaalkan oo lagu soo beegay soo bixitaankiisa sannadka cusub ee 2017-ka, ayaa ah mid ka mid ah Muuqaallada laga duubay intii ay booqashada ama Safarka ku joogaan dalka Britain, gaar ahaan Shaw ay ku qabteen magaalada Birmingham ee waddankaas.

Heestan oo uu Erayadeeda Curiyey Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey, Laxankana uu ku ladhay Abwaan Laabsaalax, Musiga uu raaciyey Furinle, halka ay ku luuqaynayso Yurub-geenyo iyo Jilista Cusub ee Furinle, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsna:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.