Daawo Muuqaal Cusub Cabdijibaar Gacaliye Heesta Baxsan Duubista 3MMedia 2017

CABDIJIBAAR GACALIYE MUUQAALKA CUSUB EE HEESTA BAXSAN BARTII AAD OGEYD 2017

Hargeysa(AFNS):- Fannaanka Cabdijibaar Gacalliye, ayaa Soo saaray Muuqaal cusub oo noqonaya kan aannu idiinku soo gudbin doonno qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews. Heesta uu soo saaray oo Baxsan Hal-ku-dheggeedu yahay, waxaa Curiyey Daaha Cabdi Gaas, Laxankana waxaa ku ladhay Aadan Shimbirallays, Muusiga waxaa raaciyey Digaale-yare.

CABDIJIBAAR GACALIYE MUUQAALKA CUSUB EE HEESTA BAXSAN BARTII AAD OGEYD 2017
CABDIJIBAAR GACALIYE MUUQAALKA CUSUB EE HEESTA BAXSAN BARTII AAD OGEYD 2017

Muuqaalkan Qurxoon waxaa Duubay Suxufiga Kayse Faarax iyo Kharad Ilkacase, Soo saaristu waa 3MMedia Production Studio oo ku yaalla magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, waxaanannu Muuqaalkan cusub iyo Heestaas Baxsan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.