Asxaabtani Waxay Tacsi u dirayaan Qoyska uu ka baxay Marxuum Axmed Cawaale Cigaal (Kamas)

TACSI

Kayse Faarax Yuusuf, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Cabdirashiid Maxamed Xaashi, Cabdirisaaq Maxamed Weere, Wacays Cabdillaahi Maxamed, Dr. Maxamed Sayid Cabdiraxmaan, Mustafe Xasan Xaaji, Khadar Xuseen Cali.

TACSI
TACSI

Dhammaan waxay Tacsi u dirayaan Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta iyo gaar ahaan Dr. Cabdiraxmaan Xasan Axmed, oo ay ka tacsiyaynayaan Allaah ha u naxariistee Abtigii Marxuun Axmed Cawaale Cigaal (Kamas) oo caawa ku geeroyooday magaalada Hargeysa. Waxaan leenay Allaah Marxuumka Qabriga ha u nuuro Naxariistiisa Jannona haka waraabiyo, Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta uu ka baxayna Allaah Samir iyo Iimaan Saadiq ah haka siiyo. Aammiin…..Aammiin…..Aammiin…