Fannaanka Khadar Ilkacase oo Soo Saaray Hees cusub iyo Muuqaal cusub (Heblooy) 2017 Daawo

FANNAANKA KHADAR ILKACASE OO SOO SAARAY HEES CUSUB IYO MUUQAAL CUSUB (HEBLOOY) 2017

Hargeysa(AFN):- Fannaanka Reer Maraykanka ee Khadar Xuseen Cali (Ilka-case) oo dhawaanahan ku sugan magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, ayaa soo saaray Hees cusub oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “HEBLOOY” Heestaas oo ah mid macaan, ayuu haddana ku sii ladhay Muuqaal qurxoon.

FANNAANKA KHADAR ILKACASE OO SOO SAARAY HEES CUSUB IYO MUUQAAL CUSUB (HEBLOOY) 2017
FANNAANKA KHADAR ILKACASE OO SOO SAARAY HEES CUSUB IYO MUUQAAL CUSUB (HEBLOOY) 2017

Heestan waxaa Curiyey Hal-abuur Oorshe, Laxanka iyo Codku waa Khadar-Ilkacase, Muusiga waxaa raaciyey Axmed-weli Furinle, Duubista iyo Farsamada Muuqaalka Qurxoon waxa ku farayaraystay Ibraahin Eagle, soo saaristu waa Eagle Media. Waxaannu Heestaas oo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.