Hambalyo Dhalasho Farxad Leh: Maxamed Cali Jiir iyo Hibaaq Mustafe Nuur oo Wiil ugu dhashay Switzerland

CABDIRAXMAAN MAXAMED CALI oo u dhashay HIBAAQ MUSTAFE NUUR iyo Maxamed Cali DECEMBER 24 2016

Bahda Warbaahinta Aftahannews Maamul, Masuuliyiin, Weriyeyaal, Tifaftirayaal iyo guud ahaanba Hawladeennada kala duwan ee Aftahannews meelkasta oo ay dunida ka joogaan, waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Maxamed Cali Jiir iyo Hibaaq Mustafe Nuur oo Wiil ugu dhashay magaalada Luserne ee dalka Switzerland Sabtidii toddobaadkan oo ay taariikhdu ahayd 24-kii bishan December 2016-ka.

CABDIRAXMAAN MAXAMED CALI oo u dhashay HIBAAQ MUSTAFE NUUR iyo Maxamed Cali DECEMBER 24 2016
CABDIRAXMAAN MAXAMED CALI oo u dhashay HIBAAQ MUSTAFE NUUR iyo Maxamed Cali DECEMBER 24 2016

Wiilkaas oo loo bixiyey Cabdiraxmaan Maxamed Cali. Waxaannu leenahay Cabdiraxmaan Maxamed Cali soo barbaar oo noqo Wiilkii Dalkiisa, Dadkiisa, Diintiisa iyo Naftiisa-ba anfaca Insha ALLAAH. Aammiin….. Aammiin…… Aammiin… Allaah ha aqbalo.