Hanblyo Dhalasho Farxadle: Mustafe Sayid Axmed iyo Marwadiisa Nuura Maxamed Faarax

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH Mustafe Sayid Axmed iyo Nuura Maxamed Faarax 2016

Maxamed Xaaji Xasan, Kayse Faarax Yuusuf, Cabdirashiid Maxamed Xaashi, Axmed Faarax Yuusuf, Khadar Maxamed Cali (ilkacase), Maxamed Cabdillaahi Yuusuf, Dr.  Maxamed Sayid Cabdiraxmaan, Dr. Cabdiraxmaan Xasan Axmed, Cawaale Xuseen Xasan, Mustafe Xasan Xaaji, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Mustafe Maxamed Cabdi (Jannaale).

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH Mustafe Sayid Axmed iyo Nuura Maxamed Faarax 2016
HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH Mustafe Sayid Axmed iyo Nuura Maxamed Faarax 2016

Dhammaan dadkani waxay Hanbalyo Dhalasho u Dirayaan Mustafe Sayid Axmed iyo Marwadiisa Nuura Maxamed Faarax oo 2/12 2016 Gabadhi ugu dhalatay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, Gabadhaas oo loo bixiyay Safa Mustafe Sayid Axmed,

Waxay leeyihiin soo barbaar oo Noqo Gabadhii Diinteeda, Dadkeeda, Dalkeeda iyo Nafteedaba anfacda Insha Allaah…… Aammiin…….Aammiin…. Aammiin.