Hambalyo Meher Farxad Leh: Yaasiin Nuur Beegsi iyo Ayaan Dalmar Ibraahin

YAASIIN NJUR BEEGSI IYO AYAAN DALMAR IBRAAHIN HAMBALYO HAMBALYO 2016

“Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax” …. Caydaruus Sheekh Muxumed (Coofle) Iyo Xaaskiisa Khadra Muuse, Xildhibaan Maxamed Cali Ismaaciil oo ka tirsan Mudanayasha Golaha Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale), Rashiid Nuur Beegsi, Cabdiraxmaan Nuur Beegsi, Faysa Nuur Beegsi, Muuna Nuur Beegsi, Xaawa Nuur Beegsi, Axmed Nuur Beegsi, Cumar Nuur Beegsi, Cabdisalaan Dalmar Ibraahim, Cabdifataax Dalmar Ibraahim, Garyaqaan Mahdi Axmed iyo Prof Cabdirisaaq Muuse Faarax. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo u dirayaan:-

YAASIIN NJUR BEEGSI IYO AYAAN DALMAR IBRAAHIN HAMBALYO HAMBALYO 2016
YAASIIN NJUR BEEGSI IYO AYAAN DALMAR IBRAAHIN HAMBALYO HAMBALYO 2016

Yaasin Nuur Beegsi

Iyo

Ayaan Dalmar Ibraahim

Oo Meherkoodu ku qabsoomay Magaalada Hargeysa shalay oo ay taariikhdu ahayd 27/11/2016,waxaanay leeyihiin noqda reerkii aqal-galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo. Aammiin….. Aammiin….. Aammiin. Allaah ha aqbalo.