Heesta Abaal-marin Jacayl Codadka iyo Muuqaalka Murtiile iyo Mabsuud 2016

FANNAANIINTA FAARAX-MURTIILE IYO ISMAHAAN-MABSUUD 2016

Aftahannews.com / Hargeysa:- Fannaaniinta Faarax-Murtiile iyo Ismahaan-Mabsuud, ayaa soo wada saaray Hees cusub iyo Muuqaal qurux badan, Heesta oo Hal-ku-dheggeedu yahay; ‘Abaal-marin Jacayl’ waxaa Erayadeeda Curiyey Faarax-Murtiile oo sidoo kale Laxankana isagu ku ladhay, Muusiga Macaanna waxaa raaciyey oo tumaya Maxamed Xaaji Xasan.

FANNAANIINTA FAARAX-MURTIILE IYO ISMAHAAN-MABSUUD 2016
FANNAANIINTA FAARAX-MURTIILE IYO ISMAHAAN-MABSUUD 2016

Duubista Heesta waxaa duubay 3MMedia Production Studio oo Hargeysa ku yaalla, waxaa Muuqaalka Heesta Duubay Maahir Studio oo isna Hargeysa ku yaalla. Muuqaalka Quruxoon ee labada Fannaan iyo sida ay Heesta isugu dhiidhiibeen-ba, waxaannu idiinkus oo gudbinaynaa oo aad kaga bogan kartaan Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.