Daawo Muuqaal Qurxoon oo Yurub-Geenyo lagaga Duubay London

YURUB-GEENYO LONDON 2016

Aftahannews.com /London – Waxaannu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal Qurux badan iyo Hees cusub oo Fannaanadda Yurub Maxamed Cabdi  (Yurub-Geenyo), markii ugu horreysay lagaga duubay magaalada London ee Xarunta Waddanka Britain oo ay markii ugu horreysay bishii October ee sannadkan 2016-ka kaga qaybgalay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida ee Somali Festival Week oo sannad kasta halkaas lagu qabto.

YURUB-GEENYO LONDON 2016
YURUB-GEENYO LONDON 2016

Heesta Tashuush ee noqotay wixii ugu horreeyey ee Yurub-Geenyo lagaga duubo magaalada London oo uu ka duubay Khadar-Waqal, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Qaabkeeda iyo Quruxdeedaba Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.