Masuuliyiinta Ganal Somaliland Waxay Tacsi u Dirayaan Qoyska uu ka Baxay Maxamed Xasan Nuuriye

TACSI

Maareeyaha Guud ee Ganal Somaliland Ing Ibraahin Maxamed Xasan, Maareeye Ku-xigeenka Cabdi Jannaale, Cabdirashiid iyo Dhammaan Shaqaalaha Ganal Somaliland, waxay Tacsi u dirayaan Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta iyo Ummadda Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Maxamed Xasan Nuuriye oo ku geeriyooday Boorama.

TACSI
TACSI

Waxay Marxuumka Illaahay uga baryayaan inuu Janna Fardawsa ka waraabiyo, Qoyska, Ehelada, Asxaabta iyo Qaraabada uu ka baxayna Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo. Aammiin…………..Aammiin……….Aammiin.