Hambalyo Meher Wacan Madaxtooyada Somaliland: Axmed-Saki iyo Marwadiisa

Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Axmed Cali, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Barri ee JSL, Mudane Cabdirashiid Xuseen Cabdulle.

MEHERKA AXMED-SAKI IYO MARWADIISA 2016 ASXAAB SHIDAN OO GARAB JOOGA.jpg
MEHERKA AXMED-SAKI IYO MARWADIISA 2016 ASXAAB SHIDAN OO GARAB JOOGA

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra X Geydh), , Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md, Xuseen Aadan Cige (Deyr), Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Md, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi), Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Md, Saacid Cabdi Ciise, La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), Agaasimaha Arrimaha Bulshada Madaxtooyada JSL Md, Abshir Xasan Xaashi, Agaasimaha Xafiiska Kaydka, Md. Axmed Jaamac Ismaaciil, Xoghaynta Marwada Qaranka Marwo Sabaax Cali Diiriye, Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafadda Madaxtooyada, Md. Naasir Yuusuf Daahir, Xoghayaha labaad ee Xafiiska Madaxweynaha Md. Mawliid Xaashi Maxamuud, Xog-hayaha gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdirisaaq Xaaji Ciise, Agaasimaha Xafiiska Technology-yada, Cabdiraxmaan Faarax Xasan, Maxamed Ismaaciil Daahir, Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo, Maxamed-amiin Cabdi Xasan, Axmed Yuusuf Yaasiin, Hodan Axmed Jaamac, Xamda Cumar Cabdi, Axmed Jaamac, Najax Maxamed Siciid, Mahad Cabdoo Cumar, Xuseen Cabdalle, Cabdilaahi Cali Suudi, Maxamed Cilmi Xasan, Ibraahim Cabdiraxmaan Qaasim, Saddam Axmed Maxamed, Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi, Maxamed Maxamuud Axmed, Xasan Ibraahim Axmed, Abokor Axmed Cigaal, Cabdishakuur Maxmauud Gahayr iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL. waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Weriyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland, Axmed-zaki Daahir Xasan iyo Marwadiisa Xamda Yaasiin Saleebaan Oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, 22/10/2016 gaar ahaan MANSOOR HOTEL.

Dhammaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR, AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN.